Bankiga Dhexe ee Soomaaliya

Bankiga Dhexe ee Soomaaliya
Central Bank of Somalia
البنك المركزي في الصومال
Bankiga Soomaaliya
Bankiga Soomaaliya
Xarunta Mogadishu, Somalia
Isuduwe Coordinates: 2°02′50″N 45°21′20″E / 2.04722°N 45.35556°E / 2.04722; 45.35556
Aas-aaska Agoosto 23, 1960 (1960-08-23)
Gudoomiye Prof Cabdisalaan Haji Hadiye
Bankiga Dhexe ee Soomaaliya
Dalka Shilin Soomaali
ISO 4217 Astaan SOS
Website www.centralbank.gov.so

Bankiga Dhexe ee Soomaaliya (Af Ingiriis : Central Bank of Somalia; Af Carabi : ar‎) waa bankiga dhexe ee dowlada wadanka Soomaaliya. Shaqooyinka bankiga waxaa ugu horeeysa maamulka iyo iskudheelitirka dhaqaallaha wadanka, xisaabinta miisaaniyada dowlada, ilaalinta qiimaha lacagta wadanka iyo nidaaminta koboca dhaqaalaha wadanka. Intaas waxaa u dheer, maamulka iyo dejinta siyaasada dhaqaalaha iyo maalgeshiga dowlada.[1]

  1. "Central Bank of Somalia - About the Bank". Waxaa laga kaydiyay the original 2010-06-27. Soo qaatay 2016-10-13.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)

© MMXXIII Rich X Search. We shall prevail. All rights reserved. Rich X Search